Ogsoonow Inaan Ku Jeclahay Nimco Happy By Faysal Muniir Lyrics

Song Details: Ogsoonow Inaan Ku Jeclahay Nimco Happy By Faysal Muniir Lyrics sung by Faysal Muniir represents the Somali Music Ensemble. The name of the song is Ogsoonow Inaan Ku Jeclahay Nimco Happy by Faysal Muniir.

START

Ogsoonow Inaan Ku Jeclahay Nimco Happy By Faysal Muniir Lyrics

Isii Naftaan arkooday
Arko oo damacaa eryaaya
Uur-ba jaceel aan huraynee
Ha aadin dheh meel kaleeto

Jaceylka ku aamin laabta
Qalbiga ku abuur dareenka
Ubaxa aan beeray maanta
Ha aasine adigu muuji

Ogsoonoo inaan ku kujeclahay
Ana love you more than my life
Ana xibak yaa xabiibi
Nakupenda mimi saba
Waa u jeedada caashaqayga

Adkeey balamaha dhaxdeena
markaan erayada jacaylka
Amaan tiriyoo ku heeso
Abaal ? haay

Hogaan arimadu ku raagtay
Indhahaan kaligaa ku fiirsha
Naftayda u ooman agtaada
La taag aqal yee ildhoobin

Ogsoonoo inaan ku kujeclahay
Ana love you more than my life
Ana xibak yaa xabiibi
Nakupenda mimi saba
Waa u jeedada caashaqayga

END

VIDEO

Leave a Comment