And I Love You More Than My Life Somali Song Lyrics

Song Details: And I Love You More Than My Life Somali Song Lyrics sung by Faysal Muniir represents the Somali Music Ensemble. The name of the song is Ogsoonow Inaan Ku Jeclahay Nimco Happy by Faysal Muniir. The main lines of the song are Ogsoonoo inaan ku kujeclahay Ana love you more than my life Ana xibak yaa xabiibi Nakupenda mimi saba Waa u jeedada caashaqayga.

START

And I Love You More Than My Life Somali Song Lyrics

Isii Naftaan arkooday
Arko oo damacaa eryaaya
Uur-ba jaceel aan huraynee
Ha aadin dheh meel kaleeto

Jaceylka ku aamin laabta
Qalbiga ku abuur dareenka
Ubaxa aan beeray maanta
Ha aasine adigu muuji

Ogsoonoo inaan ku kujeclahay
Ana love you more than my life
Ana xibak yaa xabiibi
Nakupenda mimi saba
Waa u jeedada caashaqayga

Adkeey balamaha dhaxdeena
markaan erayada jacaylka
Amaan tiriyoo ku heeso
Abaal ? haay

Hogaan arimadu ku raagtay
Indhahaan kaligaa ku fiirsha
Naftayda u ooman agtaada
La taag aqal yee ildhoobin

Ogsoonoo inaan ku kujeclahay
Ana love you more than my life
Ana xibak yaa xabiibi
Nakupenda mimi saba
Waa u jeedada caashaqayga

END

MORE SONG FOR YOU

#I Came I Saw I Hit Em Right Dead in the Jaw Lyrics
#My Anxiety Creeps Inside Of Me Lyrics
#When I Popped Off Then Your Girl Gave Me Lyrics
#When The Summer Came You Were Not Around Lyrics
#When You Tell Me That You Love Me Lyrics
#The Night We Met I Knew I Needed You So Lyrics
#Heaven Needed You More Lyrics
#Never Needed Help Lyrics
#All I Needed Was The Love You Gave Lyrics
#I Never Needed You I Just I Just Wanted You Lyrics

VIDEO

Leave a Comment